Duufaan wadata roobab & dabeylo xoogan oo ka bilaabatay xeebaha Puntland

Dabeylo ka kacay gacanka cadmeed oo isu beddelay duufaan xoog leh ayaa ka bilaabatay qeybo ka mid ah xeebaha bariga iyo Woqooyiga Somalia. Duufaantan oo loogu magac daray Sagar ayaa qeyb ka ah dabeylaha loo yaqaan Maansoonka, gaar ahaan waxey ka soo farcantay duufaan weyn oo loo bixiyay One oo ka soo kacday waqooyiga Badweynta … Continue reading Duufaan wadata roobab & dabeylo xoogan oo ka bilaabatay xeebaha Puntland